Skip to content

السؤال

س42: ما سنن الصيام؟

S42: Waa maxay sunnooyinka soonka?

الجواب

ج:١. تعجيل الفطر.

  1. السحور وتأخيره.
  2. الزيادة في أعمال الخير والعبادة.
  3. قول الصائم إذا شتم: إني صائم.
  4. الدعاء عند الفطر.
  5. الفطر على رطب أو تمر، فإن لم يجد؛ فعلى ماء.

S41: Waa maxay sunnooyinka soonka? J: 1. Dedejinta afurka.

  1. Suxuurashada iyo dib u dhigidda suxuurta.
  2. Badinta acmaasha kheyrka iyo cibaadada.
  3. Odhaahda qofka sooman marka la aflagaaddeeyo inuu yidhaahdo anigu waan soomanahay.

5. Duceysiga marka la afurayo. 6- Ku afuridda timir cusub oo xasiid ah ama timir caadi ah, qofkaan timir helin, waa inuu ku afuro biyo.

  1. Ku afuridda timir cusub oo xasiid ah ama timir caadi ah, qofkaan timir helin, waa inuu ku afuro biyo.