Maxaa buriya weysada?
- الموضوعات
- الطهارةأحكام الوضوء
- التصنيف الشرعي
- الفقهالطهارةالوضوءنواقض الوضوء
- الباب / الفصل
- قسم الفقه
السؤال
س7: ما نواقض الوضوء؟
S7: Maxaa buriya weysada?
الجواب
ج:- ما خرج من السبيلين: القُبُل والدبر، من بول أو غائط أو ريح.
- النوم، أو الجنون أو الإغماء.
لحديث:
«العين وكاء السه، فمن نام فليتوضأ»
رواه أبو داود وابن ماجة.
- أكل لحم الإبل.
سأل رجل النبي صلى الله عليه وسلم: أتوضأ من لحوم الإبل؟ قال: «نعم».
رواه مسلم.
- مس القُبُل أو الدبر باليد بدون حائل.
«من مس ذكره فليتوضأ»
رواه أبو داود والترمذي وغيرهما.
J: Wixii ka soo baxa labada jid horay (xubinta taranka) iyo gadaal (dabada) ee leh kaadi, ama saxaro ama neef.
- Hurdo, ama waalli ama suuxdin.
Tixraac xadiiska: In Nabigu s c.w arkay nin tukan oo cagtiisa dusheed qaddar dhan dirham ay biyuhu gaarin, markaasuu wuxuu amray inuu dib u soo weyseysto oo tukado". Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.
"Ishu waa guntinta xidha dabada (inay wax ka soo baxaan sida neef, iwm) ee qofkii seexda ha weyseysto".
Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo ibnu Maajah.
- Cunista hilibka geela.
Nin baa wuxuu weydiiyey Nabiga sallallaahu calayhi wasallam: Miyaan ka weyso qaataa hilibka geela? Wuxuu yidhi: "Haa".
Waxaa soo weriyey Muslim.
- Ku taabashada cawrada (xubinta taranka) ama dabada gacanta iyadoon waxba kaa xigin.
"Qofkii taabta laboodkiisa (cowradiisa) ha weyseysto"
Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi iyo kuwo kale.