Sidee baad u booreysan/ u gabagabeysan?
- الموضوعات
- الطهارةأحكام التيمم
- التصنيف الشرعي
- الفقهالطهارةالتيممصفة التيمم
- الباب / الفصل
- قسم الفقه
السؤال
س9: كيف تتيمم؟
S9: Sidee baad u booreysan/ u gabagabeysan?
الجواب
ج:بضرب التراب ضربة واحدة بباطن الكفين، ومسح الوجه وظاهر الكفين مرة واحدة.
لقول النبي صلى الله عليه وسلم لعمار بن ياسر رضي الله عنه:
«إنما كان يكفيك هكذا». فضرب النبي صلى الله عليه وسلم بكفيه الأرض ونفخ فيهما، ثم مسح بهما وجهه وكفيه.
رواه البخاري ومسلم.
J: Waxaad baabbacada ku dhufan carrada hal mar, oo aad ku masixi wejiga iyo labada sacab ee gacanta xagga dusha sare.
Tixraac hadalkii Nabiga sallallaahu calayhi wasallam uu ku yidhi Cammaar bin Yaasir Allaha ka raalli ahaadee.
"Waxaa kugu filleyd inaad yeesho sidatan". Markaasuu Nabigu sallallaahu calayhi wasallam ku dhuftay labadiisa sacab dhulka oo afuufay, kaddib ku masaxay wejigiisa iyo dhabarka labadiisa sacab.
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.