Skip to content

السؤال

س8: ما هو التيمم؟

S8: Waa maxay booreysigu/gabagabeysigu (tayamumka)?

الجواب

ج:التيمم: هو استعمال التراب وغيره من صعيد الأرض، عند فقد الماء أو تعذر استعماله.

قال تعالى:

﴿فَلَمۡ تَجِدُواْ مَآءٗ فَتَيَمَّمُواْ صَعِيدٗا طَيِّبٗا فَٱمۡسَحُواْ بِوُجُوهِكُمۡ وَأَيۡدِيكُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَفُوًّا غَفُورًا﴾

[النساء: ٤٣].

J: Tayamumku: Waa isticmaalidda carrada iwm oo ciidda daahirka ah, markii la waayo biyo ama suuroobi weydo in la isticmaalo

Alle wuxuu yidhi:

"Haddaydaan heli karin biyo, ku gagabeysta carro daahir ah, markaa ku masaxa wajiyadiinna iyo gacmihiinna. Hubaal Alle waa Cafis Badane, Denbi Dhaaf Badan".

[Suuradda An-Nisaa: 80].