Waa kuwee saxaabadu? Ma inaan jeclaadaa?
- التصنيف الشرعي
- العقيدةالصحابة وفضلهم
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س25: من هم الصحابة؟ وهل يجب علينا حبُّهم؟
S25: Waa kuwee saxaabadu? Ma inaan jeclaadaa?
الجواب
ج:الصحابي: هو من لقي النبي صلى الله عليه وسلم مؤمنًا به ومات على الإسلام.
يجب أن نحبهم ونقتديَ بهم، وهم خير الناس وأفضلهم بعد الأنبياء.
وأفضلهم: الخلفاء الأربعة:
أبو بكر رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ.
عمر رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ.
عثمان رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ.
علي رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ.
قال تعالى عن الصحابة رضي الله عنهم أجمعين:
﴿وَٱلسَّٰبِقُونَ ٱلۡأَوَّلُونَ مِنَ ٱلۡمُهَٰجِرِينَ وَٱلۡأَنصَارِ وَٱلَّذِينَ ٱتَّبَعُوهُم بِإِحۡسَٰنٖ رَّضِيَ ٱللَّهُ عَنۡهُمۡ وَرَضُواْ عَنۡهُ وَأَعَدَّ لَهُمۡ جَنَّٰتٖ تَجۡرِي تَحۡتَهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَآ أَبَدٗاۚ ذَٰلِكَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡعَظِيمُ﴾
[التوبة: ١٠٠].
J: Saxaabi: Waa qofkii la kulmay Nabiga s.c.w. isagoo rumeysan oo ku dhintay Islaamnimo.
- Waa inaynu jecel nahay oo ku dayannaa, waana kuwa u kheyr badan oo u wanaagsan dadka anbiyada kaddib.
Waxaana ugu fadli badan afarta khulafo (u taliyey ummada kadib geeridii Nabiga sallallaahu caleyhi wasallam):
Abuu Bakar Allaha ka raalli ahaadee.
Cumar Allaha ka raalli ahaadee
Cuthmaan Allaha ka raalli ahaadee.
Cali Allaha ka raalli ahaadee.
Alle kor ahaaye wuxuu ka yidhi saxaabada Allaha ka raalli noqdee dhammaan:
"Kuwase u hormaray (iimaanka iyo camallada san), ee horreeyey oo ka mid ah Muhaajiriinta iyo Ansaarta iyo kuwa ku raacay wanaagga. Alle raalli buu ka yahay, iyana raalli bay ka yihiin. Wuxuuna u diyaariyey beero (Jannooyin) ay hoostoodu webiyadu qul-qulaan, ay ku dhex waari weligood. Kaas baa ah Guusha Weyn.
[Suuradda At-Tawbah: 6].