Skip to content

Waa maxay Qur’aanku?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س16: ما هو تعريف القرآن؟

S16: Waa maxay Qur’aanku?

الجواب

ج:هو كلام الله تَعَالَى، ليس بمخلوق.

قال تَعَالَى:

﴿وَإِنْ أَحَدٌ مِنَ الْمُشْرِكِينَ اسْتَجَارَكَ فَأَجِرْهُ حَتَّى يَسْمَعَ كَلَامَ اللَّهِ﴾

[التوبة: 6].

وروي في الحديث:

«وفضل كلام الله على سائر الكلام كفضل الله على خلقه»

رواه الترمذي.

J: Waa hadalka Alle kor ahaaye, ma aha wax la abuuray.

Alle wuxuu yidhi:

"Hadduu qof ka mid ahi mushrikiinta ku weydiisto magan gelyo, magan geli si uu u maqlo hadalka Alle (Qur’aanka)".

[Suuradda At-Tawbah: 6].

Waxaa lagu soo wariyey Xadiis:

"Fadliga hadalka Alle dheer yahay hadallada kale waa sida Fadliga uu Alle dheer yahay uunkiisa."

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.