Skip to content

السؤال

س18: ما هي البدعة؟ وهل نقبلها؟

S18: Waa maxay bidcadu miyaanse aqbalnaa?

الجواب

ج:كل ما أحدثه الناس في الدين، ولم يكن على عهد النبي صلى الله عليه وسلم وأصحابه.

  • لا نقبلها، ويجب أن نردها.

لقول النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:

«كل بدعة ضلالة»

رواه أبو داود.

  • وقوله عليه الصلاة والسلام:

«من عمل عملًا ليس عليه أمرنا فهو رد»

رواه مسلم.

مثالها: الزيادة في العبادة، كالزيادة على الوضوء غسلة رابعة، وكالاحتفال بالمولد النبوي، فلم يرد عن النبي صلى الله عليه وسلم وأصحابه.

J: Waa wax walba oo ay dadku diinta ku soo daraan aan horay u jirin waagii Nabiga sallallaahu calayhi wasallam iyo asxaabtiisa.

  • Ma oggolaaneyno weynuna diidi oo ku celin qofkeeda.

Tixraac Qowlka Nabiga sallallaahu calayhi wasallam.

(Bidco walba waa habow)

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.

  • Iyo odhaahdiisi Nabiga -sallallaahu calayhi wasallam:

"Qofkii fala camal uu cibaado ula jeedo aan ku saleysneyn Amarkayaga waa mid la diidi aan laga oggolaaneyn".

Waxaa soo weriyey Muslim.

Haddaan tusaale ka bixinno: Waa sida in wax lagu daro cibadada, sida kordhinta weysada dhaqitaan afraad, iyo sida u dabaal degidda, dhalashada Nabiga, kama sugnaan Nabiga sallallaahu calayhi wasallam iyo asxaabtiisa.