Skip to content
Liiska Suuradaha /

الزَّلزَلة

الزَّلزَلة is chapter 99 of the Quran and has 8 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

8 Aayadaha Lambarka Suuradda 99
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا زُلۡزِلَتِ ٱلۡأَرۡضُ زِلۡزَالَهَا

Marka arlada la gilgilo gilgilashadeeda daran (Qiyaamada).

وَأَخۡرَجَتِ ٱلۡأَرۡضُ أَثۡقَالَهَا

Oo arladu soo bixiso culeysyadeeda (wixii ku aasnaa),

وَقَالَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا لَهَا

Aadmigu yidhaahdo: Maxay leedahay?

يَوۡمَئِذٖ تُحَدِّثُ أَخۡبَارَهَا

Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda.

بِأَنَّ رَبَّكَ أَوۡحَىٰ لَهَا

Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed.