Skip to content
Liiska Suuradaha /

العَاديَات

العَاديَات is chapter 100 of the Quran and has 11 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

11 Aayadaha Lambarka Suuradda 100
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا

Waxaan ku dhaartay ordayaasha dheereeya iyagoo qaylyi (fardaha dagaalka, iwm).

فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحٗا

Iyo kuwa kiciya dhimbilaha dabka.

فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحٗا

Iyo kuwa (cadowga) weerara subaxa horeba,

فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعٗا

Ee boodhka kiciya,

فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا

Ee bartanka u gala kulanka 'cadowga';