Skip to content
Liiska Suuradaha /

اللَّيل

اللَّيل is chapter 92 of the Quran and has 21 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

21 Aayadaha Lambarka Suuradda 92
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰ

Waxaan ku dhaartay habeenka markuu daboolo (waxa samada iyo arlada dhexdooda ah).

وَٱلنَّهَارِ إِذَا تَجَلَّىٰ

Iyo maalinta markay muuqato (ifto);

وَمَا خَلَقَ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰٓ

Iyo abuurista labka iyo dheddigga.

إِنَّ سَعۡيَكُمۡ لَشَتَّىٰ

Xaqiiq, camalkiinnu (dadow) waa kala duwan yahay.

فَأَمَّا مَنۡ أَعۡطَىٰ وَٱتَّقَىٰ

Ma kan bixiya (xuquuqda lagu leeyahay) oo iska jira (shirki iyo macaasi).