Skip to content
Liiska Suuradaha /

الضُّحى

الضُّحى is chapter 93 of the Quran and has 11 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

11 Aayadaha Lambarka Suuradda 93
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلضُّحَىٰ

Waxaan ku dhaartay Barqada.

وَٱلَّيۡلِ إِذَا سَجَىٰ

Iyo habeenka markuu xasilo (madoobaado).

مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ

Rabbigaa kaama tagin (Nabi Muxammadow), mana uu kuu cadhoon.

وَلَلۡأٓخِرَةُ خَيۡرٞ لَّكَ مِنَ ٱلۡأُولَىٰ

Aakhiro baa kaaga khayr badan noloshatan (hore ee adduunka).

وَلَسَوۡفَ يُعۡطِيكَ رَبُّكَ فَتَرۡضَىٰٓ

Rabbigaa baa ku siin (khayr badan), waadna raalli noqon.