87 : 14 قَدۡ أَفۡلَحَ مَن تَزَكَّىٰ Waxaa liibaani qofkii ka daahiriya naftiisa (shirkiga iyo macaasida).