69 : 50 وَإِنَّهُۥ لَحَسۡرَةٌ عَلَى ٱلۡكَٰفِرِينَ (Qur’aanku) hubaal waa qoomamada gaalada (Maalinta Qiyaame).