69 : 9
وَجَآءَ فِرۡعَوۡنُ وَمَن قَبۡلَهُۥ وَٱلۡمُؤۡتَفِكَٰتُ بِٱلۡخَاطِئَةِ
Fircoon iyo kuwii ka horreeyey iyo magalooyinkii la rogay waxay joogto ula yimaadeen gefaf weyn.
Explanation & meanings · 1
- Ee qowmu Luud- Sodom iyo Gomorrah.
Aayad 9 of الحَاقة (69 : 9). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَجَآءَ فِرۡعَوۡنُ وَمَن قَبۡلَهُۥ وَٱلۡمُؤۡتَفِكَٰتُ بِٱلۡخَاطِئَةِ
Fircoon iyo kuwii ka horreeyey iyo magalooyinkii la rogay waxay joogto ula yimaadeen gefaf weyn.