69 : 48 وَإِنَّهُۥ لَتَذۡكِرَةٞ لِّلۡمُتَّقِينَ (Qur'aanku) waa u waano kuwa ka dhowrsada xumaha ee Alle u hoggaansan.