69 : 6 وَأَمَّا عَادٞ فَأُهۡلِكُواْ بِرِيحٖ صَرۡصَرٍ عَاتِيَةٖ Caad se, waxaa lagu halaagay dabeyl daran oo qabow badan.