Skip to content

Waa maxay ducada lala yimaado marka aad maqasho onkod?

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٤٠: ما دعاء سماع الرعد؟

S40: Waa maxay ducada lala yimaado marka aad maqasho onkod?

الجواب

ج:«سبحان الذي يسبح الرعد بحمده والملائكة من خيفته»

موطأ مالك.

J: Waxaad odhan: "Subxaanalladii yusabbixu racdu bixamdihi wal malaa'ikatu min khiifatihi" "Xumaan Alle ayaa ka hufan oo onkodku ku tasbiixsado mahaddiisa, malaa'igtuna ku tasbiixsato cabsidiisa darteed".

Muwadda' Maalik.