Skip to content

Waa maxay ducada lala yimaado markay dabeyl kacdo?

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٣٩: ما دعاء الريح؟

S39: Waa maxay ducada lala yimaado markay dabeyl kacdo?

الجواب

ج:«اللهم إني أسألك خيرها وأعوذ بك من شرها»

أبو داود وابن ماجه.

J: Waxaad odhan: "Allahumma innii as-aluka khayrahaa, wa acuudu bika min sharrihaa" "Allow waxaan ku weydiisanayaa kheyrkeeda (dabeysha), waxaana kaa magan-galayaa sharkeeda".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo ibnu Maajah.