Skip to content

Waa maxay ducada qofka ka cabsada inuu wax ileeyo?

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٤٢: ما الدعاء لمن خشي أن يصيب شيئًا بعينه؟

S42: Waa maxay ducada qofka ka cabsada inuu wax ileeyo?

الجواب

ج:في الحديث:

«إذا رأى أحدكم من أخيه أو من نفسه، أو من ماله ما يعجبه، [فليدع له بالبركة] فإن العين حق»

رواه أحمد وابن ماجه وغيرهما.

Waxaa ku soo arooray xadiis:

"Haddii uu ka arko midkiin walaalkiis, ama naftiisa ama maalkiisa wax uu ka helay oo uu u bogay, ha ugu duceeyo barako iyo barwaaqo, ishu waa xaq (dhab)".

Waxaa soo weriyey Axmad, ibnu Maajah, iyo qeyrkood.