Skip to content

السؤال

س٤١: ما هو الدعاء إذا رأيت مبتلى؟

S41: Waa maxay ducada lala yimaado marka aad aragto qof ibtileysan?

الجواب

ج:«الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاك به، وفضلني على كثيرٍ ممن خلق تفضيلاً»

رواه الترمذي.

J: Waxaad odhan: "Alxamdu lillaahil ladii caafaanii mimmaa ibtalaaka bihi, wa faddalanii calaa kathiirin mimman khalaqa tafdiilaa" "Waxaa mahad leh Allaah oo iga caafiyey waxa uu kugu ibtileeyay, igana doortay kuwo badan oo uunkiisa ka mid ah".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.