Skip to content

السؤال

س٢٤: ما يقول الإنسان إذا عطس؟

S24: Muxuu qofku odhan hadduu hindhiso?

الجواب

ج:«الحمد لله».

وليقل له أخوه أو صاحبه: «يرحمك الله».

فإذا قال له: فليقل: «يهديكم الله ويصلح بالكم»

رواه البخاري.

J: "Alxamdulillaahi". "Ammaan iyo mahad oo dhan Alle ayaa leh".

  1. Waana inuu ku yidhaahdo midka maqla hidhisada walaalki ama saaxiibkii: "Yarxamukallaah" (Ilaahay ha kuu Naxariisto).
  • Marka uu ku dhaho yarxamukallaah ha yidhaahdo:(Yahdiikumullaahu wa yuslixu baalakum) (Ilaahay ha idin hanuuniyo, hana hagaajiyo arrimihiinna).

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.