Skip to content

Waa maxay ducada looga baxo Masjidka?

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س١٦: ما دعاء الخروج من المسجد؟

S16: Waa maxay ducada looga baxo Masjidka?

الجواب

ج:«اللهم إني أسألك من فضلك»

رواه مسلم.

J: Allaahumma innii as'aluka min fadlika" "Allow waxaan ku weydiisanayaa fadligaaga".

Waxaa soo weriyey Muslim.