Skip to content

السؤال

س١: ما هو فضل الذكر؟

S1: Waa maxay fadliga Alle xuska?

الجواب

ج:قال النبي صلى الله عليه وسلم:

«مثل الذي يذكر ربه والذي لا يذكر ربه، مثل الحي والميت»

رواه البخاري.

  • هذا لأن قيمة حياة الإنسان بقدر ذكره لله تَعَالَى.

J: Nabigu s.c.w wuxuu yidhi:

"Qofka Rabbigiis xusa iyo qofka aan xusin Rabbigiis, waxay u kala dhigmaan qof nool iyo qof dhintay".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.

Arrinkaa waa muhim, waayo qiimaha nolosha qofka waa hadba inta uu dhan yahay Alle xuskiisa.