Skip to content

السؤال

س٢: اذكر بعض فوائد الذكر.

S2: Waa maxay qaar ka mid ah faa'iidooyinka Alle xuska?

الجواب

ج:١. يُرضي الرحمن.

  1. ويطرد الشيطان.
  2. ويحصن المسلم من الشرور.
  3. ويحصل به الأجر والثواب.

J: 1. Waxaa ku raalli noqda Raxmaanka (Alle).

  1. Wuxuu eryaa shaydaanka.
  2. Wuxuu ka ilaaliyaa Muslimka wixii shar ah.
  3. Waxaa lagu helaa ajar iyo abaal marin Alle.