Skip to content

السؤال

س15: ما أول ما نزل عليه من القرآن؟

S15: Waa maxay wixii u horreeyey ee ku soo dega oo Qur’aan ah?

الجواب

ج:قوله تَعَالَى:

﴿ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِي خَلَقَ ١

خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِنۡ عَلَقٍ 2

ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ ٣

ٱلَّذِي عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ ٤

عَلَّمَ ٱلۡإِنسَٰنَ مَا لَمۡ يَعۡلَمۡ 5﴾

[العلق: 1-5].

J: Waa qowlka Alle kor ahaaye:

  1. Ku akhri Magaca (Alle) Rabbigaa, ee abuuray (wax waliba).
  2. Ka abuuray aadmiga xinjir.
  3. Akhri, Rabbigaana waa Sharaf Badnaha,
  4. (Dadka) baray sida wax loogu qoro qalinka.
  5. Baray Aadmiga wax uusan aqoon.

[Suuradda Al-Calaq: 1-5].