Skip to content

Sidee buu ahaa xaalka Nabiga sallallaahu calyhi wasallam Waxyiga ka hor? Goormuuna ku soo degay Waxyiga kolkii u horreysey?

الباب / الفصل
قسم السيرة النبوية

السؤال

س14: كيف كان حاله قبل الوحي؟ ومتى نزل عليه الوحي أول مرة؟

S14: Sidee buu ahaa xaalka Nabiga sallallaahu calyhi wasallam Waxyiga ka hor? Goormuuna ku soo degay Waxyiga kolkii u horreysey?

الجواب

ج:كان يتعبد لله في غار حراء ويتزود لذلك.

ونزل عليه الوحي، وهو في الغار يتعبد.

J: Wuxuu ku cibaadeysan jirey gebiga Xiraa oo u sahay qaadan jirey arrinkaa.

Wuxuuna ku soo degay Waxyigu, isagoo ku sugan gebigaa oo ku cibaadeysta.