Skip to content

السؤال

س16: من أول من آمن برسالته؟

S16: Yaa ugu horreeyey oo rumeeyey Dhambaalka iyo Farriinta uu ka keenay xagga Alle?.

الجواب

ج:- من الرجال: أبو بكر الصديق.

  • ومن النساء: خديجة بنت خويلد.
  • ومن الصبيان: علي بن أبي طالب.
  • ومن الموالي: زيد بن حارثة.
  • ومن الأرقاء: بلال الحبشي رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُم.

J: - Xagga ragga: Abuu Bakar As-Siddiiq.

  • Xagga haweenka: Khadiijah bint Khuweylid.
  • Xagga dhallaanka yar: Cali bin abii Daalib.

Xagga mawaalida (adeegayaasha): Zayd bin Xaarithah.

Xagga kuwii al addoonsanayey: Bilaal Al-Xabashi Allaha ka raalli noqdee.