Skip to content

السؤال

س28: ما السنن الرواتب؟ وما فضلها؟

S28: Waa maxay sunanka rawaatibta ee joogtada loo tukado? Waa maxay Fadligeeda?

الجواب

ج:ركعتان قبل الفجر.

  • أربع ركعات قبل الظهر.
  • ركعتان بعد الظهر.
  • ركعتان بعد المغرب.
  • ركعتان بعد العشاء.

فضلها: قال النبي صلي الله عليه وسلم:

«من صلى في اليوم والليلة اثنتي عشرة ركعة تطوعًا بنى الله له بيتًا في الجنة»

رواه مسلم وأحمد وغيرهما.

J: Waa labo rakcadood fajarka ka hor.

  • Afar rakcadood duhurka ka hor.
  • Labo rakcadood duhurka kaddib.
  • Labo rakcadood maqribka kaddib.
  • Labo rakcadood cishaha kaddib.

Fadligeeda: Nabigu salla llaahu calayhi wasallam. wuxuu yidhi:

"Qofkii tukada maalin iyo habeen walba labo iyo toban rakcadood oo sunne ah waxaa looga dhisaa guri Jannada".

Waxaa soo weriyey Muslim iyo Axmad iyo kuwo kale.