Skip to content

السؤال

س2: كيف تطهر ما أصابته النجاسة؟

S2: Sidee baad isaga daahirin halka ay kaa gaadho najaas?

الجواب

ج:بغسله بالماء حتى يطهر.

وأما ما ولغ فيه الكلب؛ فيغسل سبع مرات الأولى بالتراب.

فعن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«طهور إناء أحدكم إذا ولغ فيه الكلب أن يغسله سبع مرات، أولاهن بالتراب»

رواه مسلم.

J: biyo baa lagu dhaqi ilaa uu daahiroobo.

Waxase uu afka la galo ey; waxaa la dhiqi toddobo jeer midda hore carro tahay.

Abuu Hurayra Allah ka raalli noqdee wuxuu yidhi: Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam. wuxuu yidhi:

"Wuxuu ku daahiroobi weelka midkiin hadduu afka la galo ey inuu dhaqo toddobo jeer oo midda hore tahay carro."

Waxaa soo weriyey Muslim.