Skip to content

Waa maxay xilka naga saaran culimada muslimiinta?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س٣٤: ما واجبنا تجاه علماء المسلمين؟

S34: Waa maxay xilka naga saaran culimada muslimiinta?

الجواب

ج:نحبهم، ونرجع إليهم في المسائل والنوازل الشرعية، ولا نذكرهم إلا بالجميل، ومن ذكرهم بغير ذلك من السوء؛ فهو على غير السبيل.

  • قال تَعَالَى:

﴿يَرۡفَعِ ٱللَّهُ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مِنكُمۡ وَٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡعِلۡمَ دَرَجَٰتٖۚ وَٱللَّهُ بِمَا تَعۡمَلُونَ خَبِيرٞ﴾

[المجادلة: ١١].

J: Waannu jecelnahay, oo weydiinnaa mas'alooyinka shareecada, mana ku sheegno waxaan aheyn wanaag, qofkii ku sheegana waxaan sidaasi aheyn; kaasu wuxuu ku taagan yahay dhabbo aan toosaneyn.

Alle wuxuu yidhi:

"Allaah wuxuu kor u qaadi kuwiinna idin ka mid ah ee (Xaqa) rumeeyey, iyo kuwa cilmiga la siiyeyba darajooyin aad u sarreeya, Alle waa u Xog Ogaal waxaad falaysaan".

[Suuradda Al-Mujaadalah: 11].