Skip to content

Alle miyuu oggolaani waxaan aheyn Islaamka diin iyo hab dhaqan ahaan?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س٢٠: هل يقبل الله غير الإسلام دينًا؟

S20: Alle miyuu oggolaani waxaan aheyn Islaamka diin iyo hab dhaqan ahaan?

الجواب

ج:لا يقبل الله دينًا غير الإسلام.

قال تَعَالَى:

﴿وَمَن يَبۡتَغِ غَيۡرَ ٱلۡإِسۡلَٰمِ دِينٗا فَلَن يُقۡبَلَ مِنۡهُ وَهُوَ فِي ٱلۡأٓخِرَةِ مِنَ ٱلۡخَٰسِرِينَ﴾

[آل عمران: ٨٥].

J: Alle ma aqbalo waxaan aheyn Islaamka diin iyo dhaqan ahaan.

Alle wuxuu yidhi:

"Qofkii doona waxaan aheyn Islaamka diin (iyo dhaqan) ahaan, marnaba lagama oggolaanayo, wuxuuna Aakhiro ka mid ahaan kuwa ku sugan khasaaraha".

[Suuradda Aala-Cimraan: 19].