Skip to content

Muxuu Alle kor ahaaye noo abuuray?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س7: لماذا خلقنا الله تَعَالَى؟

S7: Muxuu Alle kor ahaaye noo abuuray?

الجواب

ج:خلقنا لعبادته وحده لا شريك له. ولم يخلقنا عبثًا أو للهو واللعب، أو يتركنا سدًى وهملًا.

قال تَعَالَى:

﴿وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِيَعۡبُدُونِ﴾

[الذاريات: 56].

J: Wuxuu noo abuuray inaan caabudno Keligii oo aannu cidna u shariig yeelin oo la wadaajin cibaadada. Nooma abuurin dheel iyo ciyaar iyo ujeeddo la’aan.

Alle wuxuu yidhi:

"Uma aan abuurin jinka iyo insiga waxaan aheyn iney i caabudaan (macnaha Alle Keliya caabudaan iyagoon cidna wax la wadaajin cibaadada)".

[Suuradda Ad-Daariyaat: 56].