Skip to content

السؤال

س٨: ما هي العبادة؟

S8: Waa maxay cibaadadu?

الجواب

ج:هي اسمٌ جامعٌ لكلِّ ما يحبُّه الله ويرضاه من الأقوال والأعمالِ الباطنةِ والظاهرةِ.

  • الظاهرة: مثل ذكر الله باللسان من التسبيح والتحميد والتكبير، والصلاة والحج.
  • الباطنة: مثل التوكل والخوف والرجاء.

J- Waa magac kulmiya wax kasta oo Alle jecel yahay kana raalli yahay oo leh odhaahyada iyo camallada qarsoon iyo kuwa muuqdaba.

  • Kuwa muuqda: Sida ku xusidda Ilaahay carrabka ee leh subxaanaleysi, Alla ammaan, takbiir, salaadda iyo xajka.
  • Kuwa qarsoon: Sida tala saarashada Alle, ka cabsashada Alle iyo ka rajeyntiisa kheyr (wanaag ).