Skip to content
Liiska Suuradaha /

التِّين

التِّين is chapter 95 of the Quran and has 8 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

8 Aayadaha Lambarka Suuradda 95
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ

Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka .

Explanation & meanings · 1
  1. Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.

وَطُورِ سِينِينَ

Iyo Buurta Siinaay .

Explanation & meanings · 1
  1. Ee ah halkuu Alle kula hadlay Muuse c.s.

وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ

Iyo magaaladan Aaminka ah 'Makkah' ,

Explanation & meanings · 1
  1. Ee Nabi Muxammad laga soo doortay Rasuul Alle ahaan.

لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٖ

Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.

ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ

Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya .

Explanation & meanings · 1
  1. Naarta gudaheeda ama da'da asaasqnimada.