Skip to content
Liiska Suuradaha /

الشَّرح

الشَّرح is chapter 94 of the Quran and has 8 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

8 Aayadaha Lambarka Suuradda 94
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ

Miyaanaan kuu waasicinnin (Nabi Muxammadow) laabtaada?

وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ

Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa ,

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha waa aan kuu dhaafin oo cafin gefafkaaga kuwii hore iyo kuwa dambeba, ama kaa qaadin culeyskii aad dareemeysey billowgii gaarsiinta iyo fidint diinta.

ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ

Kaasoo cusleeyey dhabarkaaga,

وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ

Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga?

فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا

Xaqiiq, dhibka waxaa la socda faraj.