95 : 1
وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ
Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka .
Explanation & meanings · 1
- Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.
Aayad 1 of التِّين (95 : 1). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ
Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka .