Skip to content
Liiska Suuradaha /

النَّازعَات

النَّازعَات is chapter 79 of the Quran and has 46 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

46 Aayadaha Lambarka Suuradda 79
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلنَّٰزِعَٰتِ غَرۡقٗا

Waxaan ku dhaartay (malaa’igta) sida daran u soo siibta nafaha (gaalada).

وَٱلنَّٰشِطَٰتِ نَشۡطٗا

Iyo (malaa'igta) sida fudud u qaadda (nafaha mu’miniinta waqtiga dhimashada).

وَٱلسَّٰبِحَٰتِ سَبۡحٗا

Iyo (malaa'igta) hawada dabaalata (iyagoo u socda fulin amarrada Alle).

فَٱلسَّٰبِقَٰتِ سَبۡقٗا

Iyo (malaa'igta) u dheereeya 'khayrka iyo wanaagga' dheereyn.

فَٱلۡمُدَبِّرَٰتِ أَمۡرٗا

Iyo 'malaa'igta' isku duwa arrin 'walba'

Explanation & meanings · 1
  1. Si waafaqsan amarka Alle, in dadow la idin soo bixin oo xisaabin Aakhirada.