78 : 29 وَكُلَّ شَيۡءٍ أَحۡصَيۡنَٰهُ كِتَٰبٗا Wax walba se (oo camalladooda ah) waxaan ku koobnay qoraal.