Skip to content
لُقمَان /

Aayad 13

31 : 13

Aayad 13 of لُقمَان (31 : 13). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

لُقمَان Aayadaha 34
Suurad · لُقمَان
Soomaaliga · Yacob
31 : 13

وَإِذۡ قَالَ لُقۡمَٰنُ لِٱبۡنِهِۦ وَهُوَ يَعِظُهُۥ يَٰبُنَيَّ لَا تُشۡرِكۡ بِٱللَّهِۖ إِنَّ ٱلشِّرۡكَ لَظُلۡمٌ عَظِيمٞ

(Xus) markuu Luqmaan ku yidhi wiilkiisa isagoo waaninaya: Maandhow! Ha u shariig yeelin Alle waxba. Shirkigu waa dulmi (gef) aad u Weyne .

Explanation & meanings · 1
  1. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Aayadda Qur'aanka ee leh: 'Aan ku dheehin iimaankooda dulmi (gef ama gardarro)" loolama jeedo denbiyada yar yar ee dadku galaan ha ka galeen Alle ama iyaga ha iska galeene) waxaase loola jeedaa shirkiga, soo ma aydaan maqal Qowlka Alle : «Xaqiiq, shirkigu hubaal waa dulmi (gef) weyn. (W.w. Al-Bukhaari).