Skip to content
Liiska Suuradaha /

لُقمَان

لُقمَان is chapter 31 of the Quran and has 34 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

34 Aayadaha Lambarka Suuradda 31
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

الٓمٓ

Alif Laam Miim .

Explanation & meanings · 1
  1. Eeg sharaxa hoose ee Suuradda 2: Aayadda 1.

تِلۡكَ ءَايَٰتُ ٱلۡكِتَٰبِ ٱلۡحَكِيمِ

Kuwakani waa Aayado ka mid ah Kitaabka (Qur’aanka) Xikmadda badan .

Explanation & meanings · 1
  1. Xakiim waa tilmaanta qofka warkiisa iyo ficilkiisa salka ku hayaan garasho iyo aragti dheer. waxaa loola jeedaa tilmaamaha doonista, hadaf yeelashada, war samida, falsamada, wax kala saaridda iyo xog ogaanta, aragti dheerida, abwaanka ah.

هُدٗى وَرَحۡمَةٗ لِّلۡمُحۡسِنِينَ

Hanuun iyo Naxariis u ah sama falayaasha.

ٱلَّذِينَ يُقِيمُونَ ٱلصَّلَوٰةَ وَيُؤۡتُونَ ٱلزَّكَوٰةَ وَهُم بِٱلۡأٓخِرَةِ هُمۡ يُوقِنُونَ

Kuwa ooga salaadda, bixiyana Zakada, ahna kuwo iyagu Aakhiro yaqiinsan.

أُوْلَٰٓئِكَ عَلَىٰ هُدٗى مِّن رَّبِّهِمۡۖ وَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡمُفۡلِحُونَ

Kuwaasi waxay ku sugan yihiin hanuun xagga Rabbigood ah, waana kuwaa liibaanayaasha.