Skip to content
الإسرَاء /

Aayad 78

17 : 78

Aayad 78 of الإسرَاء (17 : 78). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الإسرَاء Aayadaha 111
Suurad · الإسرَاء
Soomaaliga · Yacob
17 : 78

أَقِمِ ٱلصَّلَوٰةَ لِدُلُوكِ ٱلشَّمۡسِ إِلَىٰ غَسَقِ ٱلَّيۡلِ وَقُرۡءَانَ ٱلۡفَجۡرِۖ إِنَّ قُرۡءَانَ ٱلۡفَجۡرِ كَانَ مَشۡهُودٗا

Oog salaadda markay qorraxdu waareegto ilaa mugdiga habeenka oo (dheeree) akhrinta (salaadda) subaxa hore ; hubaal akhrinta (salaadda) subaxa hore waa mid la soo xaadiro .

Explanation & meanings · 4
  1. Salaadaha Duhurka iyo Casarka.
  2. Salaadaha Maghribka iyo Cishaha.
  3. Aayaddan waxay caddeyneysaa waqtiyada shanta salaadood, cadceed wareegga kaddib waxaa la tukadaa Salaadaha Duhurka iyo Casarka, markuu habeenka soo galana Salaadaha Maghrib iyo Cishaha, ooggana salaadda Subax.
  4. Ay soo xaadiraan malaa’igta habeenka iyo malaa’igta maalinta.