Skip to content
الإسرَاء /

Aayad 79

17 : 79

Aayad 79 of الإسرَاء (17 : 79). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الإسرَاء Aayadaha 111
Suurad · الإسرَاء
Soomaaliga · Yacob
17 : 79

وَمِنَ ٱلَّيۡلِ فَتَهَجَّدۡ بِهِۦ نَافِلَةٗ لَّكَ عَسَىٰٓ أَن يَبۡعَثَكَ رَبُّكَ مَقَامٗا مَّحۡمُودٗا

Oo qayb ka mid ah habeenka tuko tahajjud (salaatu leyl), salaad dheeri kuu ah aan faral ahayn. Waa intaasoo Rabbigaa kuu soo bixiyo meeqaan sharaf iyo ammaan leh .

Explanation & meanings · 1
  1. Nolosha dambe ee Aakhiro, waa shafeecada weyn ee Qiyaamada.