Skip to content

Waa maxay sida ay cisiga iyo guusha ku gaari karaan Muslimiintu?

الباب / الفصل
قسم المنوعات

السؤال

س١٩: ما هو طريق العز والنصر للمسلمين؟

S19: Waa maxay sida ay cisiga iyo guusha ku gaari karaan Muslimiintu?

الجواب

ج:هو العمل بالإسلام. وترك المعاصي والذنوب.

  • قال تعالى:

﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِن تَنصُرُواْ ٱللَّهَ يَنصُرۡكُمۡ وَيُثَبِّتۡ أَقۡدَامَكُمۡ﴾

[محمد: ٧].

  • وقال سبحانه:

﴿إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوۡمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنفُسِهِمۡۗ﴾

[الرعد: ١١].

J: Waa ku camal falka Islaamka iyo ka tegitaanka macaasida iyo dunuubta.

Alle wuxuu yidhi:

(Kuwa Xaqa rumeeyoow, haddaad u gargaartaan (diinta) Alle, Wuu idiin gargaari oo idiin sugi cagahiinna).

[Suuradda Muxammad:19].

  • Wuxuu kaloo yidhi Alle, Isagaa xumaan ka hufane:

(Alle ma beddelo xaaladda qolo, jeeray iyagu naf ahaantoodu beddelaan xaaladdooda).

[Suuradda Ar-Racad: 11].