Skip to content

السؤال

س۱۸: ما شروط التوبة الصحيحة؟

S18: Waa maxay shuruudda toobada saxda ah?

الجواب

ج:١. الإقلاع عن الذنب.

  1. الندم على ما فات.
  2. العزم على عدم العودة إليه.
  3. رد الحقوق والمظالم لأهلها.
  • قال تَعَالَى:

﴿وَٱلَّذِينَ إِذَا فَعَلُواْ فَٰحِشَةً أَوۡ ظَلَمُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ ذَكَرُواْ ٱللَّهَ فَٱسۡتَغۡفَرُواْ لِذُنُوبِهِمۡ وَمَن يَغۡفِرُ ٱلذُّنُوبَ إِلَّا ٱللَّهُ وَلَمۡ يُصِرُّواْ عَلَىٰ مَا فَعَلُواْ وَهُمۡ يَعۡلَمُونَ﴾

[آل عمران: ١٣٥].

J: 1. Inaad ka harto denbiga oo ka joogto.

  1. Inaad ka shallaydo wixii tagey.
  2. Inaad goosato inaadan u noqon denbigaa.
  3. inaad u celiso xuquuqda iyo waxyaalaha aad ku dulmisay dadkii lahaa.

Alle wuxuu yidhi:

(Kuwa markay falaan xumaan ama dulmiyaan nafahooda, xusuusta Alle, weydiistana in laga dhaafo denbiyadooda; yaa dhaafa denbiyada oo aan Alle aheyn, oo aan kas iyo ogaal ugu adkeysan waxay faleen (oo denbi ah).

[Suuradda Aala-Cimraan: 19].