Skip to content

Waa maxay muhimada ducadu?

الباب / الفصل
قسم المنوعات

السؤال

س۲۰: ما أهمية الدعاء؟

S20: Waa maxay muhimada ducadu?

الجواب

ج:الدعاء هو من أعظم الطاعات وأجل القربات.

  • قال تعالى:

﴿وَقَالَ رَبُّكُمُ ٱدۡعُونِيٓ أَسۡتَجِبۡ لَكُمۡۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ يَسۡتَكۡبِرُونَ عَنۡ عِبَادَتِي سَيَدۡخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ﴾

[غافر: ٦٠].

  • وقال النبي صلى الله عليه وسلم:

«الدعاء هو العبادة»

رواه أبو داود والترمذي وابن ماجه.

J: Ducadu waa waxa ugu weyn cibaado ee loogu dhowaado Alle.

Alle wuxuu yidhi:

(Allaah) Rabbigiin wuxuu yidhi: I barya waan idinka aqbaliye (baryada); kuwa iska weyneeya baryadeyda, waxay geli Naar iyagoo dullaysan).

[Suuradda Ghaafir: 60].

Nabigu sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

"Ducadu waa cibaado".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, At-Tirmidi iyo ibnu Maajah.