Skip to content

السؤال

س٤٣: كيف تصلي على النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ؟

S43: Sidee baad ugu sallin Nabiga -Sallallaahu calayhi wasallam-?

الجواب

ج:«اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ»

متفق عليه.

*******

J: "Allaahumma salli calaa Muxammadin wa calaa aali Muxammad, kamaa sallayta calaa Ibraahiima wa calaa aali Ibraahiima, innaka xamiidun majiid. Allaahumma baarik calaa Muxammadin wa calaa aali Muxammad, kamaa baarakta calaa Ibraahiima wa calaa aali Ibraahiima, innaka xamiidun majiid" Allow ku salli Muxammad, iyo reer Muxammad, sidaad ugu salliday Ibraahiim, iyo reer Ibraahiim, Adigu waxaad tahay (Allow) Mahad Badane, Sharaf Badan. Allow barakee Muxammad, iyo reer Muxammad, sidaad u barakeysay Ibraahiim, iyo reer Ibraahiim, Adigu waxaad tahay (Allow) Mahad Badane, Sharaf Badane".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.