Skip to content

Waa maxay ducada qofka negaadiga ah ugu duceeyo musaafirka?Astawdicullaaha diinaka, wa amaanataka, wa khawaatiima camalika. Waxaan ilaahay kaaga dalbayaa ammaangalin diintaada iyo amaanadaada iyo khaatumada camalkaaga.

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٢٩: ما هو دعاء المقيم للمسافر؟

S29: Waa maxay ducada qofka negaadiga ah ugu duceeyo musaafirka?Astawdicullaaha diinaka, wa amaanataka, wa khawaatiima camalika. Waxaan ilaahay kaaga dalbayaa ammaangalin diintaada iyo amaanadaada iyo khaatumada camalkaaga.

الجواب

ج:«أستودع الله دينك، وأمانتك، وخواتيم عملك»

رواه أحمد والترمذي.

J: "Astawdicullaaha diinaka, wa amaanataka, wa khawaatiima camalika" "Waxaan Alle kaaga baryayaa nabad gelyo diintaada iyo amaanadaada iyo khaatumada camalkaaga".

Waxaa soo weriyey Axmad iyo At-TirmidI.