Skip to content

السؤال

س٣٠: ما هو دعاء دخول السوق؟

S30: Waa maxay ducada lala yimaado marka la galayo suuqa?

الجواب

ج:«لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك، وله الحمد، يحيي ويميت، وهو حي لا يموت، بيده الخير، وهو على كل شيء قدير»

رواه الترمذي وابن ماجه.

J: Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu lahulmulku wa lahulxamdu yuxyii wa yumiitu, wa huwa xayyun laa yamuut, biyadahil khayr, wahuwa calaa kulli shay-in qadiir" "Ma jiro Ilaah xaq lagu caabudo Alle mooyee Keligii, ma laha cid wax la wadaagta, wuxuu leeyahay boqornimo wuxuuna leeyaahay mahadda, Isagaa wax nooleeya, isagaanaa wax dhinsiiya, wuuna nool yahay nolol daa'im ah, mana dhinto, Gacantiisa ayuu kheyrku ku sugan yahay, wax kastana wuu Karaa".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo ibnu Maajah.