Skip to content

Waa maxay ducada lala yimaado marka la cadhoodo? "Acuudu billaahi minashaydaanirrajiim." "Waxaan ilaahay uga magan galayaa shaydaanka laga dheereeyey naxariista ilaahay."

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٣١: ما الدعاء عند الغضب؟

S31: Waa maxay ducada lala yimaado marka la cadhoodo? "Acuudu billaahi minashaydaanirrajiim." "Waxaan ilaahay uga magan galayaa shaydaanka laga dheereeyey naxariista ilaahay."

الجواب

ج:«أعوذ بالله من الشيطان الرجيم»

متفق عليه.

J: "Acuudu billaahi minashaydaanir rajiim". "Waxaan Alle ka magan galayaa shaydaanka la fogeeyey".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.