Skip to content

السؤال

س١٤: ما هو الذكر عند دخول المنزل؟

S14: Waa maxay Alle xuska lala yimaado marka la galayo guriga?

الجواب

ج:«بسم الله ولجنا، وبسم الله خرجنا، وعلى الله ربنا توكلنا، ثم ليسلم على أهله»

رواه أبو داود.

J: Bismillaahi walajnaa wa bismillaahi kharajnaa wa calaa Rabbinaa tawakalnaa". "Magaca Alle ayaan ku galnay, magaca Allena waan ku baxnay, Rabbigayagana waan tala saaranay, kaddib wuxuu salaami reerkiisa".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.